top of page

Taariikhdeena

Xarunta Akhriska Dadka Waaweyn ee Gobolka Ozaukee (ALC) waxaa la aasaasay sanadkii 1988 iyada oo hawlgal lagu yahay Kaniisadda Grace Lutheran, Grafton. Markii hore kuwa yimid xarunta waxay u baahdeen in laga caawiyo akhriska, buuxinta codsiyada shaqada iyo barashada ku hadalka Ingiriiska. Bishii Meey 7, 2013 Xarunta Akhriska Dadka Waaweyn waxay noqotay 501c3 madax banaan. Grace Lutheran waxay sii wadaysaa taageeradeeda iyada oo siineysa boos xafiis, qolal barayaal ah, tasiilaad, taleefan iyo adeeg internet.

bottom of page